Home Wararka Maanta Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Wararka Maanta - September 9, 2022

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Muqdisho, isaga oo ka qeyb galaya shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya DFS iyo Dowlad GoboleedyadaMadaxweynayaasha kale ee Dowlad Goboleedyada ayaa la filayaa inay iyana yimaadaan Muqdisho.Shirka u dhaxeeya DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa ku soo aaday, iyadoo mad madow uu ka dhex jiro qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyada iyo DFS, waxaana shirkooda maalmaha soo socda ka furmaya Muqdisho looga hadlayaa arrimaha amniga, siyaasadda, abaaraha iyo la dagaalanka argagixisada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *