Home Wararka Maanta Madaxweyne Deni oo Garoowe ka dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya. Xili ay xiranyihiin wadooyin badman oo muhiim ah
Wararka Maanta - June 7, 2021

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya. Xili ay xiranyihiin wadooyin badman oo muhiim ah

June 7, 2021 11:52 am
Madawaynah Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe ka dhagax-dhigay shan waddo oo laamiya, kuwaas oo laga hirgelinayo Garoowe xili ay xirantahay. Wadada laamigaga ah Ee isku xirta Galkacyo. Groowe bur bur xoog leh soo gaaray. Waxaa. Dhamaanba burbur ku yimid burbur xoog leh na ku yimid buundooyinka u dhexeeya boosaaso Garoowe

Madaxweyne Deni waxa dhagax-dhiga ku weheliyay, mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda, maamulka gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe.

Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.

Dhismaha waddooyinkan laamiga ah ayaa qorshaysan in uu dhowaan bilowdo islamarkaana si dhakhso ah loo dhammaystiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *