Home Wararka Maanta Madaxweyne Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo safar shaqo ku gaaray Garacad
Wararka Maanta - September 10, 2021

Madaxweyne Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo safar shaqo ku gaaray Garacad


September 10, 2021 11:33 am Madaxweyne Dani iyo waftiga la socda ayaa waxa ay kormeereen dhismaha Dekedda Garacad oo meel gebogebo ah maraysa, waxaa qayb ka ahaa , waxgaradka, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *