Home Wararka Maanta Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo Gaalkacayo ku soo wajahan
Wararka Maanta - September 3, 2021

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo Gaalkacayo ku soo wajahan

September 3, 2021 7:51 pm
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo Gaalkacayo ka degaya ayaa halkaasi looga diyaarinayaa soo dhoweyn.Deni oo muddooyinkan ku maqnaa dalka dibaddiisa ayaa lagu wadaa in inta uu Mudug joogo uu xadhigga ka jaro garoonka kubadda cagta ee Cawaale, waxa uu sidoo kale tegeyaa magaalada dekedda leh ee Garacad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *