Home Wararka Maanta Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo lataliye magacaabay
Wararka Maanta - October 21, 2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo lataliye magacaabay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 73 ee 20-ka Okoober 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Haweenka.

Wareegtada ka soo baxday Madaxweynaha Puntland ayaa u oqrneyd:

“Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoonteeda iyo waayo-aragnimadeed shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Luul Maxamed Warsame Awad loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Haweenka.

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxeexo, Wuuna saxiixay Madaxweynuhu”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *