Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho
Wararka Maanta - July 27, 2020

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

July 27, 2020 

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi kaariye “Qoor-qoor” Ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Safarka Madaxweyne Qoor qoor ayaa la xiriira la tashiyo uu la qaadan doono madaxda Qaranka.

Waa markii ugu horreysay oo uu muqdisho yimaado madaxweynaha maamulka Galmdug tan iyo markii loo doortay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmdug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *