Home Wararka Maanta Madaxweynaha Dowladda Puntland Deni, oo la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.
Wararka Maanta - August 23, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Deni, oo la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster.


August 23, 2021
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster.

madaxweyne Siciid Deni ayaa qaabilay safiirka Ingiriiska u joogta Soomaaliya Ambassador Kate kulanka labada mas’uul waxaa looga hadlay  arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaanna marxaladda lagu jiro ee doorashooyinka.

Inta uu socday kulanka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo Kate Foster ayaa waxaa kaloo laga hadlay arrinsaday xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan marxalada lagu jiro iyo doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *