Home Wararka Maanta Madaxwayne ku xigeenkii Hore Ee Dawlada Puntland oo Geeriyooday
Wararka Maanta - May 20, 2021

Madaxwayne ku xigeenkii Hore Ee Dawlada Puntland oo Geeriyooday

May 20, 2021 Inalilaah wa inaa ileyhi raajucuun Waxaa saaka Magaalada Moqdissho ku Geeriyooday madaxwayne ku xigeenkii hore Ee Dawlada Puntland Wakhtigee Faroole Ilaahay ha u naxariisto C/samad Xaaji Cali Shire oo saaka Muqdisho ku geeriyooday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *