Home Wararka Maanta madaxwayne culusaw oo ku jaah wareeray siyaasada Dalka
Wararka Maanta - September 2, 2022

madaxwayne culusaw oo ku jaah wareeray siyaasada Dalka

Sidii loo doortay Madaxwayne xasan culusaw waxaa faraha kabaxay amaankii dalka waxaa la weeraray hoteelo gaar loo leeyahay waxaa Qaraxyo ku soo batay magaalada maqdisho.waxa uu culusaw waxa uu meel kasta oo muhiim ah u dhiibay shakhsi ka soo jeeda beesha sida ilaha dhaqaalaha

xasan waxa kali ah oo uu hada uu qabtay oo lagu amaani karo waa in xoolihii magaalda laga xareeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *