Home Wararka Maanta Madaxwayne cagjar.iyo wafti balaaran oo ka dagay Garacad
Wararka Maanta - October 22, 2022

Madaxwayne cagjar.iyo wafti balaaran oo ka dagay Garacad

Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha DDS mudane Mustafe Muxummed Cumar ee ku sugnaa magaalada Garoowe ee Dawlad Gobolleedka Puntland ayaa mar-dhaw ka degay garoonka diyaaradaha ee Garacad oo ay kusoo dhaweeyeen Madaxweyne Siciid C/laahi Dani, masuuliyiin iyo shacab.

Waxaa mar-dhaw xadhiga laga jari doonaa dekadda Garacad oo lagu dhisay isku tashi shacab ahmiyad ganacsi oo weyna uleh Itoobiya gaar ahaan Deegaanka Soomaalida.

Sdm
Qalinka soo-jeeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *