Home Wararka Maanta Maanta waxaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ku tartami doona Jabuuti iyo Kenya.
Wararka Maanta - June 17, 2020

Maanta waxaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ku tartami doona Jabuuti iyo Kenya.

June 17, 2020 11:32 am

Maanta waxaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ku tartami doona Jabuuti iyo Kenya. Codka waxa dhiibanaya 193 waddan, kan guulaysta waxa uu kursigaas muhiimka ah haynayaa laba sano, 2021-2022

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *