Home Wararka Maanta Laascaanuud oo lagu haysto diyaarad Rakaab siday
Wararka Maanta - August 13, 2021

Laascaanuud oo lagu haysto diyaarad Rakaab siday


August 13, 2021 magaalad laas caanood ee gobolka sool ayaa waxaa lagu haystaa diyaarad laga lee yahay dalka Kenya waxaa Arpotka magaalada laascanood ku xayirtay diyaaradaas maamulaka somaliland oo ka arimiya magaalada laascaanuud diyaaradaan oo laga leeyahay Dalka Kenya ka dajisay magaalad dad shacab ah .sidaas ayuuna gabalka ugu dhacay maadaama Garoonka laas caanood uu san la hayn Wax nal ah .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *