Home Wararka Maanta Kenya: Uma hogaansamayo go’aanka ICJ
Wararka Maanta - October 8, 2021

Kenya: Uma hogaansamayo go’aanka ICJ

October 8, 2021 Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan u hoggaansami doonin go’aanka lagu wado toddobaadka danbe inu ka soo baxo maxkamadda caalamiga ah ee cadaallada ee ICJ kaasi oo ku saabsan muranka xadka badda ee Somalia iyo Kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *