Home Wararka Maanta Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Wararka Maanta - January 8, 2022

Kenya oo dib u fureysa xadka ay la wadaagto Soomaaliya

January 8, 2022 Dowlada Kenya ayaa sheegtay in ay si rasmi ah u furi doonto xudduudka ay la wadaagto Soomaaliya, xilli ay saraakiisha waddankaasi cabsi ka muujiyeen in kooxda Al-Shabaab ay badeecado shar-cidarro ah dalkaasi soo galiyaan oo ay ka helaan dhaqaale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *