Home Wararka Maanta Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo shan bilood ah la la’aa oo laga helay Sri Lanka
Wararka Maanta - September 30, 2021

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo shan bilood ah la la’aa oo laga helay Sri Lanka

September 30, 2021 1:38.Afar kalluumeysato Soomali ah oo muddo shan bilood ah ku maqnaa badda ayaa shalay ka soo hadlay waddanka Sri Lanka, kaddib markii ay soo badbaadisay doon kalluumeysi laga leeyahay dalkaas.

Kamaal Maki Aweys, guddoomiyaha iskaashatada Dan-kulmis ee xeebaha Soomaaliya oo ay raggaasi iyo doontooduba ka tirsan yihiin ayaa somalifox.com u xaqjiyay in nolol lagu helay raggan.

somalifox.com ayaa khadka taleefanka kula xiriirtay Kamaal, ugu horreyna waxa ay weydiisay goorta ay raggaasi soo hadleen. shalay ayaan war kooda maqalay ayay yiraahdeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *