Home Wararka Maanta Jubbaland oo mamnuucay jarista dhirta iyo shidida dhuxusha
Wararka Maanta - July 24, 2022

Jubbaland oo mamnuucay jarista dhirta iyo shidida dhuxusha

July 24, 2022 jubbaland ayaa mamnuucay jarista dhirta iyo shidida dhuxusha si loo ilaaliyo degaanka.

Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland oo gaaray degaanno ka baxsan magaalada Kismaayo ayaa ku amray laamaha amniga in tallaabo adag laga qaado dadka dhirta guba si ay dhuxul uga shidaan.

Mas’uuyiyiinta ayaa booqday degaanno kala duwan oo ku yaalla duleedka Kismaayo halkaas oo maalmihii u danbeeyay laga soo sheegayay kooxo dhuxulaysato ah.

Gobolka Jubada hoose ayaa kamid ah meelaha ay dhibaatada badan ku hayaan dadka loo yaqaan dhuxulaysatada ee xaalufiya degaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *