Home Wararka Maanta Jubaland oo dib u-dejin u sameysay boqolaal qoys oo ku barakay abaaraha
Wararka Maanta - November 26, 2021

Jubaland oo dib u-dejin u sameysay boqolaal qoys oo ku barakay abaaraha

November 26, 2021 Jubbaland ayaa dib u dejin u sameeyay boqollaal kamid ah qoysaskii ay abaaruhu saameeyeen, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay kusii qulqulayay duleedka magaalada Kismaayo.

Dadka dib u dajinta loosameeyay ayaa xoolahoodii waxa ay ku waayeen abaaraha baahsan ee ku dhuftay deegaanada Jubbaland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *