Home Wararka Maanta Jalalaqsi: Al-Shabaab oo weeraray xarumo dowladeed
Wararka Maanta - October 11, 2020

Jalalaqsi: Al-Shabaab oo weeraray xarumo dowladeed

October 11, 2020 8:07 pm JALALAQSI — 

Mas’uuliyiinta magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay xalay weerar isugu jira dagaal toos ah iyo qaraxyo ku soo qaadeen saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi iyo guriga guddoomiyaha degmadaas Maxamed Nuur Cagajoof.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane. EMBED SHARE

Jalalaqsi: Al-Shabaab oo weeraray xarumo dowladeed

by VOA EMBED SHAREThe code has been copied to your clipboard. The URL has been copied to your clipboard


No media source currently available

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *