Home Wararka Maanta Imisa ayaa Ku dhimatay Dagaalkii Maanta ka dhacay Gal Mudug
Wararka Maanta - August 17, 2021

Imisa ayaa Ku dhimatay Dagaalkii Maanta ka dhacay Gal Mudug


August 17, 2021 Dagaal culus ayaa Maanta ka dhacay Gal Mudug , waxaana Weerarkaasi soo qaaday Alshabaab.

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 10 ruux, oo u badan Saraakiil iyo Askar Ka Tirsan dowladda iyo Kuwa Galmudug.

Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Alle Ha unaxariistoTaliyihii Ururka Horseed Ee Ciidanka Daraawishta Galmudug waxuuna ku dhintay Dagaal Culus oo Galab ka dhacey Aaga shabeelow Ee Konfurta Mudug

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *