Home Wararka Maanta Gudoomiye Abwaan oo tagay Jiida hore ee Gobolka Sanaag
Wararka Maanta - November 23, 2021

Gudoomiye Abwaan oo tagay Jiida hore ee Gobolka Sanaag

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo gaaray Gobolka Sanaag ayaa kormeeray Jiida hore ee Ciidamada difaaca ee Kal-gubataale ee Gobolka Sanaag.

Guddoomiyaha oo safarkiisa uu la xiriiro dhiiri gelinta Ciidamada difaaca ayaa u kuur galay xaalada Ciidanka iyo baahiyahooda, waxaana uu ku bogaadiyey shaqada ay dalkooda u hayaan

.Kormeerka Guddoomiyaha ee Jiida hore Kal-gubataale waxaa ku wehlinayey Taliyaasha kala duwan ee Guutooyinka Ciidamada Dawladda Puntland ee Gobolka Sanaag.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *