Home Wararka Maanta Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo qarax lagu dilay
Wararka Maanta - October 11, 2022

Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo qarax lagu dilay

October 11, 2022 Warrarka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax lagu dilay guddoomiyihii degmada Qoryooley Siid Cali Ibraahim, sida ay somalifox.com da u xaqiijiiyeen saraakiil ka tirsan maamulka gobolka.

Qaraxa ayaa loo malaynayaa in la dhigay goob uu fadhiyay guddoomiyaha degmada, waxaana la dhintay mid kamid ah ciidankii ilaaladiisa ahaa.

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa lagu dilay guddoomiyihii degmada Qoryooley, Siid Cali Ibraahim.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *