Home Wararka Maanta GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO U AMBABAXAY DALKA NETHERLANDS.
Wararka Maanta - October 9, 2022

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO U AMBABAXAY DALKA NETHERLANDS.

Muqdisho Oktoobar 09,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyadda Netherland.Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Netherland waxaa uu la kulmi doonaa dhigiisa dalkaas, isagoona kulamo la qaadan doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *