Home Wararka Maanta Golaha wakiilada Somaliland oo kalsoonidii kala noqday Gudoomiyaha Xisbiga UCID.
Wararka Maanta - June 30, 2020

Golaha wakiilada Somaliland oo kalsoonidii kala noqday Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

June 30, 2020  Guddida joogta ah ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay in golaha Wakiillada Somaliland ay Kalsoonidii iyo wadashaqayntii kala noqdeen guddoomiyaha xisbiga UCID.

Gudigu Waxay ka dalbadeen xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland inuu kusoo oogo eedaymo salka ku haya Kicin dadweyne oo ay sheegeen inuu ka dhalan karo xadhig u dhexeeya 6 Bilood ilaa 5 sano oo uu wajihi karo Gudoomiyaha xisbiga UCID.

Akhriso go’aanka Golaha wakiillada Somaliland ay ka soo saareen Faysal Cali Waraabe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *