Home Wararka Maanta Geri-koombe: Halkii kursi aan ku lahayn Aqalka sare Deni iyo Axmed Madoobe baa boobay
Wararka Maanta - July 29, 2021

Geri-koombe: Halkii kursi aan ku lahayn Aqalka sare Deni iyo Axmed Madoobe baa boobay


July 29, 2021 suldanka guud ee Beesha Geri-koombe, Ugaas Cabdisalaan Jaamac Faarax oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in Beeshiisu gogol u dhiganayso madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaan.

Ugaaska ayaa sheegay in labada mas’uul ee Deni iyo Axmed Madoobe, ay Beesha Geri-koombe ku haystaan halkii kursi ee ay ku lahayd Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *