Home Wararka Maanta Garoonka Diyaaradaha boosaaso oo lagu qabtay Boorsooyin Lacag ah.
Wararka Maanta - February 22, 2021

Garoonka Diyaaradaha boosaaso oo lagu qabtay Boorsooyin Lacag ah.


Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Boorsooyin Lacag ah.

February 22, 2021 war uu helay Website somalifox Xafiiska magaalada boosaaso ayaa xaqiijinaya in Boorsooyin lacag ah lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee boosaaso

Ciidama amaanka ayaa khamiistii laso dhaafay. 18.feb.gacanta ku dhigay diyaarada sida Boorsooyinkaasi.

Saraakiisha amaanka ee garoonka boosaaso. ayaa somalifox u sheegay in ay qabtayn ilaa 3 Boorso oo ay ku jireen Malaayiin lacag doolar ah, waxaana laga dejiyay diyaarad ka timid magaalada moqdisho

Wararka la helay ayaa sheegaya in lacagtaan loo waday deegaanada puntland si dhibaato iyo iska horkeen laaga abuuro deegaanaka puntland waxaana sidoo kale la sheegayaa in dawlada Qadar laga keenay lacagtaasi.si loogu wax yeeleeyo la iskana horkeeno shacabka puntland waxaa lacagtaas loo soo dhiibay dad wax magarato ah

Oo doonaya in ay khalkhal ka sameeyaan deegaanka puntland ee nabada ah

Dawlada Qadar iyo kooxda ay adeegsato ee fahad iyo farmaajo waa markii labaad oo ay ku fashilmaan puntland iyaga oo hada ka hor Qarxiyayo ka sameeyay magaalada boosaaso

Xafiiska somalifox.boosaaso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *