Home Wararka Maanta Galmudug & Puntland oo wadajir howlgal culus u fuliyay
Wararka Maanta - June 8, 2020

Galmudug & Puntland oo wadajir howlgal culus u fuliyay

  • June 8, 2020 6:16 am Galmudug & Puntland oo wadajir howlgal culus u fuliyay

Waxaa caawa ka dhacay magaalada gaalkacyo hawlgal wada jir ah oo loogu magac darey Joint Operation oo ay si wada jir ah u sameeyeen ciidamada amaanka Puntland iyo Galmudug oo kaa shanaya Ciidamada DANAB, PSF, PISA Birmadka iyo Booliska Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *