Home Wararka Maanta Gabar agaasime ahayd ayaa Goor Dhawayd lagu Toogtay Meel aan Ka Fogayn Madaxtooyada Soomaaliya
Wararka Maanta - January 27, 2022

Gabar agaasime ahayd ayaa Goor Dhawayd lagu Toogtay Meel aan Ka Fogayn Madaxtooyada Soomaaliya

January 27, 2022 Waxaa lagu dhawaacay Kaalinta Shidaalka ee HASS oo ku taalla aagga Madaxtooyadda ama Sayidka Haweenay Agaasime ka ah Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya.

Dhaawac halis ah ayaa gaaray, kadib ayay u Geeriyootay  laba wiil oo Bastooladdo ku hubaysan ay beegsadeen.

Maalmihii Danbe Waxaa Faraha Kasii Baxay Amniga Magaalada Muqdisho Taas oo sababtay in Ladilo askar iyo Shacab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *