Home Wararka Maanta Gaadiid lagu dhacay duleedka Qardho oo lala galay Dhahar iyo ciidamo weeraray.
Wararka Maanta - July 5, 2021

Gaadiid lagu dhacay duleedka Qardho oo lala galay Dhahar iyo ciidamo weeraray.

July 5, 2021
Taliska ciidanka ammaanka gobolada Karkaar iyo Haylaan ee Puntland ayaa ku guulaystay inay gacanta ku soo dhigaan gaari ay lahaayeen dad shacab ah oo dhowaan lagu dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Qardho iyo Garoowe.

Jaamac Cismaan Dhalac Taliye ku xigeenka Qaybta Gobolka Karkaar, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Qardho ayaa xaqiijiyey in ciidanka labada gobol ay soo qabteen gaari nooca Probox-ta loo yaqaan horay looga dhacay deegaanka Shire ee gobolka Karkaar.

DAAWOhttps://www.facebook.com/watch/?ref=external&v=837491590307137

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *