Home Wararka Maanta Duuliye Sare Mohamud Haji Elmi (Haji Dhagax)oo geeriyooday
Wararka Maanta - March 8, 2021

Duuliye Sare Mohamud Haji Elmi (Haji Dhagax)oo geeriyooday

Tacsi.

Alla Yaraxma.
Allahumma Aamiin

انا لله وإنا إليه راجعون
Tacsi:

Ilaahay naxariisto janno ha ka waraabiyoo Duuliye Sare Captain Maxamuud Xaaji Cilmi (Xaaji Dhagax) oo ahaa Captainkii Diyaaradii Soomaali Airline

Janatul-fardowsa allaha ka waraabiyo, Qabrigiisa allaha u nuuriyo, Su’aash qabriga allaha u fududeeyo, Samir iyo iimaan allaha ka siiyo dhammaan ehelka oo dhan iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.. Aamiin yaa rabbi 🤲

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *