Home Wararka Maanta Dowladda Somalia oo war ka soo saartay duqaymo culus oo ka dhacay dalka.
Wararka Maanta - October 8, 2021

Dowladda Somalia oo war ka soo saartay duqaymo culus oo ka dhacay dalka.

October 8, 2021.War qoraal ah oo lagu daabacay Barta twitter-ka ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqaymahaasi ka dhacay deegaano hoostega Garbahaareey lala beegsaday xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.

Saraakiil sarsare oo katirsan Ciidanka dowladda ayaa waxaa ay sheegeen in duqeynta lagu burburiyey afar saldhig oo Al-shabaab ay ku lahaayeen meel u dhow Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *