Home Wararka Maanta Diyaaradii siday meydka RW hore oo soo cagadhigatay Garoonka Muqdisho
Wararka Maanta - July 16, 2020

Diyaaradii siday meydka RW hore oo soo cagadhigatay Garoonka Muqdisho

July 16, 2020 Diyaaraddii sidday maydka alle ha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa goordhow timid garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.Advertisement

Garoonka waxaa ku sugan guddiga qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

Madaxda Qaranka ayaa ku tukan doonta salaada Janaasada ka dibna waxaa loo qaadi doonaa magaalada Garooowe halkaas oo lagu aasi doono.

Wariyeyaasha Madaxa bannaan qaarkood ee ka qeyb qaadan lahaa tebinta warka la xiriira keenista iyo ku dukashada Salaada Janaasadaee meydka Ra Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa laga celiyay Garoonka.

muqdisho

Diyaarad Siday Meydka allaha Unaxariistee Raiisul wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax Ayaa Goordhaw Timid Garoonka Diyaaradaha Ee Aadan Cade iyadoo Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiiq Iyo Shiiq Shariif iyo Masuuliyiin kale ay ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuumka.

Публикувахте от Universal Somali TV в Четвъртък, 16 юли 2020 г.
https://www.facebook.com/abdirizagnoor.abdulle/videos/3612336338780519

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *