Home breaking news Diyaarad Dad Bukaan ah u Waday Tokyo Japan oo ku Qaraxday Airporka Manila Filippinene.
breaking news - Wararka Maanta - March 29, 2020

Diyaarad Dad Bukaan ah u Waday Tokyo Japan oo ku Qaraxday Airporka Manila Filippinene.

Diyaarad Dad xanuunsan ka qaaday Magaalada.Manila Filippinene. ayaa Qaraxday Daqiiqad kadib Markii Ay ka Kacday Garoonka Diyaaradaha Manila Diyaarada oo ay saaraayeen sida laga soo xigtay Reuters.Diyaarada oo ay saaraayeen 8 Qof oo Xanuunsan hal Dhakhtar iyo shaqaalihii diyaarada ayaan waxba ka bad baadin dhamaana way dhinteen sida ay cadaysay Wakaalada Wararka Ee Reuters diyaarada Ayaa sida la sheegay ku seejeeday Dalka Japan MagaaladaTokyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *