Home Wararka Maanta Dhegayso : DhooboDaareed Siciid Deni Waa dhiig yacab
Wararka Maanta - July 28, 2020

Dhegayso : DhooboDaareed Siciid Deni Waa dhiig yacab

July 28, 2020 Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Dawlada Puntland Cabdixakiim Maxamed (Dhooba Daareed) ayaa si adag u Weeraraya Madaxwaynaha puntland siciid cabdulaahi Dani ku na sheegay dhiigyacab

Dhooba Daareed ayaa ugu horeyntii si adag u naqdiyay hadalka Deni, isagoona ku tilmaamay shaqsi Gacan ku dhiigle ah oo ku tuntay dastuurkii lagu soo doortay, isla markaana uusan ka hadli karin xil ka qaadista Kheyre.HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA DHOOBODAAREED

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *