Home Wararka Maanta (DHEGAYSO) Ciidanka ka amar Qaata madaxtooyada Puntland oo dad Banaanbax dhigayey Rasaas ku furay iyo Khasaare ka dhashay
Wararka Maanta - July 28, 2020

(DHEGAYSO) Ciidanka ka amar Qaata madaxtooyada Puntland oo dad Banaanbax dhigayey Rasaas ku furay iyo Khasaare ka dhashay

July 28, 2020  Dad shacab ah oo ka bannaanabaxayey Canshuur xad dhaaf ah oo laga qaado dadka masaakiinta ah Ee ku ganacsada Xaafadaha Magaaladda Garoowe ee ayaa askar laga soo diray madaxtooyada Garoowe ayaa rasaas ku furay dadkii kacabanay canshuurta Xad dhaafka ah iyo sarifka Doolarka waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan.

Ugu yaraan illaa Saddex qof ayaa ku dhaawacantay, kadib markii maanta ciidamada madaxtooyada Puntland ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo dibad-bax ka dhigayey gudaha magaalada Garoowe .

Dibad-baxayaasha oo isugu soo baxay bartamaha magaalada ayaa ka cabanayey lacago Canshuuro ah oo ay sheegeen inay ku soo dalacday wasaaradda ganacsiga Puntland.HALKAN KA DHEGAYSO IYO SIDAY WAX U DHACEEN

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *