Home Wararka Maanta (Dhagayso) Dawlada Puntland oo beenisay warar laga faafiyey doorashada degmooyinka
Wararka Maanta - August 30, 2021

(Dhagayso) Dawlada Puntland oo beenisay warar laga faafiyey doorashada degmooyinka


August 30, 2021 Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta mar kale sheegay in doorashada tijaabada ee seddexda deegaan ay ku qabsoomayso waqtigii loogu talo-galay oo ah 25-ka October.

Hadalkan ayaa yimid kaddib marki qaar ka mid ah ururrada siyasadda Puntland ay shaciyeen in dib loo dhigayo doorashada la filayo in Puntland ay ka qabsoonto dhowaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *