Home Wararka Maanta DEG-DEG+SAWIRRO: Senator laga doortay Puntland oo ku guuleystay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha JFS
Wararka Maanta - May 5, 2022

DEG-DEG+SAWIRRO: Senator laga doortay Puntland oo ku guuleystay Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha JFS

May 5, 2022 Cabdiqani Geele Maxamed, oo laga soo doortay Puntland ayaa ku guulaystay xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ee qabanqaabada doorashada Madaxwaynaha, kaddib doorasho ka dhex dhacday xubnaha Guddiga.

Senator Geelle oo ay la tartamayeen labo musharrax ayaa helay codad gaaraya 10-cod, halka Xildhibaan Maxamed Axmed beereey uu helay 5-cod, Waxaana Senator Cabdi ismaaciil samatar uu helay 2-cod.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *