Home Wararka Maanta DEG-DEG+LIVE: Qabuuraha Dhuusamareeb oo la qodayo & qof bil kahor dhintay oo..
Wararka Maanta - August 10, 2020

DEG-DEG+LIVE: Qabuuraha Dhuusamareeb oo la qodayo & qof bil kahor dhintay oo..

Boqolaal shacab ah ayaa isugu soo baxay Qubuuraha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, kaddib markii mid kamid ah wadaadada Magaalada uu sheegay in Haweeney dhimatay bil kahor ay iyada oo nool ku jirto Qabriga.

Dadka oo haatan kordhooban qabuuraha ayaa u soo daawasho tagay inay ogaadaan halka uu saldhigan doono Hadalka Wadaadka, maadama goor-dhaw la qodayo qabriga ay Hawerneydu ku aasan tahay.

Halkaan Hoose ka daawo LIVE-ka Qabriga oo hada la qodin. https://www.facebook.com/watch/live/?v=3467176143314026&ref=external

https://www.facebook.com/watch/live/?v=3467176143314026&ref=external

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *