Home Wararka Maanta DEG-DEG+AKHRISO: Magacyada Musharixiinta ku tartamaya doorashada 6 kursi ee Garoowe
Wararka Maanta - March 17, 2022

DEG-DEG+AKHRISO: Magacyada Musharixiinta ku tartamaya doorashada 6 kursi ee Garoowe

March 17, 2022  Guddiga Maamulka Doorashooyinka ee heer Puntland ayaa soo saaray liiska Musharixiinta 6 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS, kuwaas oo berri doorashadoodu ka dhacayso caasimadda Puntland ee Garoowe.

Musharixiinta oo ah 12 ruux ayaa kala ah:


HOP#221

Cabdirisaaq Xasan Axmed
Cali Maxamed Axmed

HOP#129

Sacdiya Yaasiin Xaaji Samater
Sacdiya Cabdullaahi Salaad

HOP#191

Eng. Cabdullaahi Maxamed Jaamac
Maxamed Cabdixamiid Warsame

HOP#198

Cismaan Cali Yuusuf Cali
Cabdiraxmaan Ciise Maxamed

HOP#073

Eng. Maxamed Cabdullaahi Keyse
Cabdullaahi Cabdi Jaamac

HOP#199

Cabdiladiif Muuse Nuur
Luul Abshir Diiriye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *