Home Wararka Maanta DEG DEG+AKHRISO: Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo lashaaciyey, Xiliyada Doorashooyinka
Wararka Maanta - July 16, 2021

DEG DEG+AKHRISO: Jadwalka Doorashada Soomaaliya oo lashaaciyey, Xiliyada Doorashooyinka

July 16, 2021 5:44 pm
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyey Jadwalka rasmiga ah ee doorashada Soomaaliya, ka dib 11 bilood oo ay jireen murano hareeyey nooca doorashada & Fulinteedaba, waxaana hadda la sugayaa in Madaxweynayaasha dawlad gobaleedyadu dadajiyaan magacaabida xubnaha Aqalka Sare.

Jadwalka Guddiga, waxaa lagu calaamadiyey maalmaha ay dhici doonaan dhammaan Shaqooyinka Doorashada ee laga sugayo guddigan oo ay wehliyan xubnaha Guddiyada Heer Dawlad gobaleed.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *