Home Wararka Maanta DEG-DEG: Warsaxafadeedkaan oo ka hadlaya safarkii Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Aqalka Hoose ku tagtey Bosaso
Wararka Maanta - July 12, 2022

DEG-DEG: Warsaxafadeedkaan oo ka hadlaya safarkii Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Aqalka Hoose ku tagtey Bosaso

July 12, 2022  DEG-DEG: Warsaxafadeedkaan oo ka hadlaya safarkii Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Aqalka Hoose ku tagtey Bosaso iyo dhibkii ka dhashey ayaa waxaa soo saarey Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiraxman Maxamad Farole, Cabdiweli Cali Gaas, Ambasad√∂r Axmad Ciise Cawad isla markaana soo noqdey wasiirka arimaha dibada Somalia, Xildhibaan Shaaciye oo ka tirsan Barlamanka Puntland iyo la Taliyaha Madaxweynaha Puntland Maxamad Cabdiraxman Maxamad.

May be an image of text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *