Home Wararka Maanta Deg-Deg: Warmurtiyeed kasoobaxey shirkii Dhuusamareeb
Wararka Maanta - August 20, 2020

Deg-Deg: Warmurtiyeed kasoobaxey shirkii Dhuusamareeb

August 20, 2020  Deg-Deg: Warmurtiyeed ka soobaxey shirkii Dhuusamareeb oga socdey Madaxwaynaha Soomaaliya iyo qayb ka mid ah madaxda dawlad goboleedyada.Waxaa kujira in wadanku aadayo doorasho deegaan oo kursigii ay soodooranayaan 301 qof oo beesha kursiga leh ka imaanaysa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *