Home Wararka Maanta DEG DEG Taliyihii ciidanka booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo qarax ka dhacay Deegaan hoostago dagmada Balcad ku geeriyooday.
Wararka Maanta - September 30, 2022

DEG DEG Taliyihii ciidanka booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole oo qarax ka dhacay Deegaan hoostago dagmada Balcad ku geeriyooday.

DEG DEG-Taliyihii qeybta Boliiska Gobolka Banaadir oo lagu dilay Qarax Miino.Wararka laga helayo Aaga Deegaanka Basro oo ay ku dagaalamayeen Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Qarax miino halkaa lagula eegtay kolonyo uu la socday Farxaan Qaroole Taliyihii Boliiska Gobolka Banaadir.Saraakiisha ayaa xaqiijinyey Geerida Taliyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *