Home Wararka Maanta Deg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Wararka Maanta - January 18, 2022

Deg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

January 18, 2022  Qarax laga Maqlay inta Badan Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay agagaarka Xera Nacnaca ee Degmada Wadajir.

Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay meel ku dhow xerada ciidanka Nacnaca ee degmada Wadajir.

Qofka ayaa isku qarxiyay maqaaxi laga shaaho. Waxaa jira qasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *