Home Wararka Maanta DEG DEG: Qarax Culus oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa
Wararka Maanta - October 17, 2022

DEG DEG: Qarax Culus oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

Qarax sababay Dhimisho iyo dhaawac ayaa goordhaw ka dhacay xaafadda Buula-Xuubey ee degmada Wadajir.

Sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya qaraxan ayaa ahaa nuuca Miinada la dhigo hareerta laamiga.

Ma jirto faahfaahin rasmi ah oo ka soo baxay Hay’addaha Amniga ee ku saabsan Qaraxan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *