Home breaking news DEG DEG: Kooxo Hubeysan Oo Kismaayo Ku dilay Maamulkii Shirkada…
breaking news - Wararka Maanta - October 26, 2020

DEG DEG: Kooxo Hubeysan Oo Kismaayo Ku dilay Maamulkii Shirkada…

October 26, 2020  War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Magaalada Kismaayo lagu dilay maanta Maamulihii shirkada Amal Xarunteeda Kismayo.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Cabdisalaan shigshigoow kaas oo Caan ka ahaa Kismaayo.

Dilka ayaa ka dhacay agagaarka Somali Star oo ah suuq Xarumo ganacsi ku yaallaan.

Ma jirto cid sheegatay dilkaan iyadoo Meydka meesha laga qaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *