Home Wararka Maanta DEG DEG: Ciidan Hubeysan oo la wareegay meel laga sameeyay dekada macmal ah magaalada Hobyo & Jahwareer ka jira
Wararka Maanta - October 13, 2021

DEG DEG: Ciidan Hubeysan oo la wareegay meel laga sameeyay dekada macmal ah magaalada Hobyo & Jahwareer ka jira

October 13, 2021 .War goordhaweyd duhurnimadii naga soo gaaray degmada hobyo ee gobolka mudug ayaa lasoo sheegayaa in maleeshiyaad hubeysan ay halkaasi la wareegeen meel goor dhaw laga sameeyay dekad macmal ah magaalada.hobyo

Ilaa hadda lama oga waxyaabaha ku hoos duugan arintaan balse waxa la sheegay in maleeshiyaadka qabsaday dekada macmalka ah ee hobyo ay lacago weydiisteen islamarkaana laga diiday.

Lama sheegin tirada lacagta ay dalbadeen maleeshiyadaasi waxana weli xaalada hobyo ay tahay mid aan shaqo ka socon.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *