Home Wararka Maanta Dawlada.Puntland Oo Soo Dhawaysay Shirka Farmaajo Ku Baaqay April 2, 2021
Wararka Maanta - April 2, 2021

Dawlada.Puntland Oo Soo Dhawaysay Shirka Farmaajo Ku Baaqay April 2, 2021

April 2, 2021 12:15 pm goboleedka Puntland ayaa qoraal barahooda bulshada soo dhigeen waxay ku sheegtay inay soo dhoweyneyso dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana la isla gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS isugu yimaadaan Shir hordhac u noqda Shirka wadatashiga arrimaha doorashada.

Qoraalka ka soo baxay Puntland ayaa u qornaa sidan:-

Dowladda Puntland waxay soo dhoweysay dadaal ay waday Beesha Caalamka oo ku saabsan sidii loo xalin lahaa caqabadaha ku xeeran arrimaha Doorashada, waxaana lays la gartay in Sabtida 03 April 2021, ay Madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah DFS isugu yimaadaan Shir hordhac u noqda Shirka wadatashiga arrimaha doorashada.

Shirkan oo ay qaban qaabisay Beesha Caalamka ayaa ujeedkiisu yahay si Madaxda Soomaaliyeed ay is afgarad uga gaaraan ajandaha Shirka iyo sida ugu habboon ee uu u qabsoomayo Shirka wadatashiga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *