Home Wararka Maanta (Daawo) Dawlada Puntland oo soo bandhigtay qaar kamid ah raggii weeraray Xabsiga Boosaaso,
Wararka Maanta - September 10, 2021

(Daawo) Dawlada Puntland oo soo bandhigtay qaar kamid ah raggii weeraray Xabsiga Boosaaso,

September 10, 2021 12:57 pm
Maxaabiista lasoo bandhigay oo bixinaya wareysiyo kala duwan ayaa ka sheekeeyay sidii loosoo qorsheeyay weerarkii Alshabaab kula wareegeen xabsiga Boosaaso,

halkaas oo ay kala baxeen boqolaal maxaabiis ah.Maxaabiista waxay sheegeen in sababaha fududeeyay weerarka xabsiga ay qeyb ka ahayd kadib markii maxaabiista Alshabaab loo oggolaaday isticmaalka taleefoonada, taasoo u sahashay in ay si toos ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa xabsiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *