Home Wararka Maanta Dawlada Puntland oo gobalka Sanaag ka mamnuucday imtaxaanadka shahaadiga ee Somaliland (Akhriso)
Wararka Maanta - June 8, 2021

Dawlada Puntland oo gobalka Sanaag ka mamnuucday imtaxaanadka shahaadiga ee Somaliland (Akhriso)

June 8, 2021  Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowlad Goboleedka Puntland, ayaa shaacisay inay joojineyso qorsho Soomaaliland ay ku dooneyso in Imtixaanaadka Iskuulada uga sameeyso Gobollada Sanaag iyo Haylaan.

Hoos ka akhriso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *