Home Wararka Maanta Dawlada puntland oo ciidamo u dirtay boocame
Wararka Maanta - August 13, 2021

Dawlada puntland oo ciidamo u dirtay boocame


August 13, 2021 War Deg Deg Ah: Dawlada Puntland oo Ciidan Xoogan Gaysay Duleedka Boocame

Ciidamo tiro yar oo ay Dawladu Puntland horey ugeeysay deegaanadaas ayaa ku guuldaraystay hakinta Colaad maleeshiyo beeleedyadii Dirirtu ka dhaxeesay, Dawlada Puntland ayaa Caawa ku daabushay Ciidamo Xoogan oo ay ugu Talagashay Daminta colaadaas.

Warar hoose aanu ka haleyno halkaa ayaa sheegaya iney jirto Abaabul colaadeed ay Wadaan Maleeshiyo Somaliland Dabada Ka riixeyso oo diidan Dhexdhexaadintu Dawladu wado

Dawlada Puntland ayaa berrito subax u diraysa 5 shan wasiir oo loo xilsaaray daminta Xiisadaas, Sidoo kalena uga Hortagaan Damac Saqiirka Maamulka Soomaliland.

Nasiib darrada ugu weyn waxaa weeye Waxgaradkii Reer Sool ayaa iyagu dusha ka daawanaya,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *